Aasaaska Jimciyadda
Jamicyadda Qur'aanka Kariimka waxaa la aasaasay 20-ka safar 1414 H oo ku aadan 08-08-1993, waxaana loo aasasay inay wax ka qabato sare-u-qaaddida barashada Quraanka Kariimka iyo dhiirrigelinta dugsiyada lagu bartaba.(Akhri)

Tartamada
Jamciyadda Quraanka Kariimka waxay qabataa tartanno xifdinta Quraanka ah oo ay ka qeyb galaan ardeyda Soomaaliyeed si sare loogu qaado (Akhri)

Waxqabadka  Jamciyaddu muddadii ay dhisneyd waxay qabatay howlo muhiim ah  oo la xiriira ujeeddooyinka loo dhisay, waxaana waxqabadkaas ka mid (Akhri)

Hadafka Jimciyadda 
Jamciyaddu waxay leedahay ujeeddooyin fog iyo kuwo , kuwaasoo ay Jamciyaddu higsaneyso inay gaarto. Haddaba waxaa ujeeddooyinkaas ka mid ah..

Aqoonsiga 
Jamciyaddu waxay qaabilaad wanaagsan iyo soo dhoweynba ka heshayt dhamaan shacabka soomaaliyeed , hay addaha islaamiga ah , culimadda diinta ee soomaaliyeed iyo dowladda intaba.

Wararka Jimciyadda

* Dhisidda dugsiyo quraan lagu barto.
* Dayactirka dugsiyada quraanka
* Abuuridda dugsiyao quraan oo hawaeenka u gaar ah
 

MU’ASASADDA AL NAJAAX EE  GARGAARKA, HORUMARINTA IYO  TACLIINTA

NIDAAMKA DUGSIYADA

 Jimciyada Qur'aanka Kariimka ee Somalia  Copyright © 2007
Designed and Hosted by AFROTECH