|
Waxqabadka
Jimciyaddu intii ay jirtay waxay qabatay:
1. Waxay
furtay lix machad oo ay iyadu maamusho
2. Waxay
qabatay tartanno quraan oo isugu jira kuwo dalka gudihiisa ah iyo kuwo
caalami ah.
3. Waxay
qabatay sagaal siminaar oo lagu tababarayo macalimiinta quraanka.
4. Waxay
safarro dhowr ah ku tagtay gobolladda dalka iyada oo u kuur geleysa
dugsiyadda quraanka iyo wax babadkooda.
Waxay shahaadooyin guddoonsiisay
macallimiin quraan iyo arday xafidday quraanka ama ka qeyb gashay
tartannada quraanka.
|