Hadafyada Jimciyadda

Ujeeddooyinka jamciyadda:

Ujeedooyinkii jamciyadda loo aasaasayna waxaa ka mid ah:

1.
 Dhisidda dugsiyo quraan lagu barto.

2.
 Dayactirka dugsiyada quraanka

3.
  Abuuridda dugsiyao quraan oo hawaeenka u gaar ah

4.
  Abuuridda dugsiyo quraan oo u gaar ah raga waaweyn oo ay habeenkii dhigtaan.

5.
  Abuuridda machadyo lagu barto quraanka iyo culuumtiisa

6.
 Qabashadda tartanno quraaneed sadad walba si loo dhiiri geliyo dhallinyaradda quraanka barata

7.
 Qabashada siminaaro lgu tababarayo macalimiinta aqoontoodana sare loogu qaadayo.

8.
 Inku xirka dugsiyada quraanka , kormeeridooda iyo usameynta manhaj waxbarasho oo mideynasn

9.
 Abuuridda maktabado lagu fa,iidaysto culuumta quraanka.

10.
 Guddoonsiin shahaadooyin macallinmiinta iyo ardayda quraanka xafidday ama ka qeyb gashay tartannadda quraanka






















 

MU’ASASADDA AL NAJAAX EE  GARGAARKA, HORUMARINTA IYO  TACLIINTA

NIDAAMKA DUGSIYADA

 

 Jimciyada Qur'aanka Kariimka ee Somalia  Copyright © 2007
Designed and Hosted by AFROTECH